Araweelo News Network
Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa subaxnimada hore ee saaka khudbad-sannadeedkiisa 2017 ka horjeedinaya fadhi wadajir ah oo labada gole ee Guurtida iyo Wakiilladu ku yeesheen caasimadda Hargeysa.
Halkan Toos Uga Daawo khudbada Madaxweynaha ee fadhiga Labada gole