Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaradka ee WADDANi, ayaa ka hadlay qorshaha xukuumadda Somaliland ee heshiis Saldhig Milateri lagu siinayo Dalka Imaaraadka Carabta.
Buubaa, wuxuu ka hadlay ahmiyada iyo istiraatiijiyada ay Somaliland u leedahay Mandaqada, gaar ahaan Magaalada Dekeda ah ee Berbera. sidoo kale wuxuu xusay sida loogu baahanyahay iskaashi ay Somaliland la yeelato dalalka Khaliijka.
Halkan ka Daawo Buubaa oo ka hadlaya arrimahaa iyo Saldhiga Milateri.