Araweelo News Network

madaxweynexigeenkaiyohoggaamiyayaashaaxsaabta
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay maanta hoggaamiyayaasha sadexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland.

Kulnakaa oo maanta ka dhacay qasriga Madaxtooyada, ayaa ahaa mid albaabada loo xidhay oo lagaga hadlay xaalada Abaarta baahsan ee dalka ka jirta iyo waxa laga yeelayo doorashada ku mudaysnayd March 2017.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo kulankaa kaddib warbaahinta la hadlay, isagoo ay hareera joogaan Guddoomiyayaasha sadexda Xisbi, ayaa ka hadlay wixii kasoo baxay kulankaa.

Halkan ka daawo, wixii kasoo baxay kulankaa.