Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro,ayaa ka hadlay natiijada kulan dhexmaray saaka Hoggaamiyayaasha sadexda Xisbi iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo lagaga hadlayay sidii xal looga gaadhi lahaa arrimaha doorashada iyo Abaarta.
Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta la hadlay kulankaa kaddib, wuxuu sheegay mawqifka xisbigooda iyo wixii ay sadexda Hoggaamiye ee Xisbiyadu ula tageen Komishanka Doorashooyinka qaranka.
Halkan Ka Daawo Hadalka Gudoomiyaha WADDANI.
https://youtu.be/D4AY2SLWU0U