Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE , Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay kulan dhexmaray Hoggaamiyayaasha axsaabta iyo Komishanka Somaliland oo lagaga hadlay arrimaha doorashada iyo abaaraha ka taagan dalka.
Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Muuse oo ka hadlaya arrimaha ay isla qaateen sedexda xisbi iyo Komishanku halkan ka daawo.
https://youtu.be/alhCDBLzl7s