Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ka hadlay natiijada kulan maanta dhexmaray hoggaamiyayaasha sadexda Xisbi qaran Koox Abwaano ah oo ka mid ah haldoorka Abwaanada qaranka Somaliland.
Gudoomiyaha WADDANI, waxa uu sheegay in labada qodob ee ugu muhiimsanaa kulankaa ay ahaayeen sidii xaalada dalka loo badbaadin lahaa xiligan duruufaha abaaraha ka taagan dalka iyo arrimaha doorashooyinka ee u qurshaysnaa Somaliland.
sidoo kale, wuxuu sheegay in kulankaa lagaga hadlay anshaxa kaanbaynka iyo ololaha.
Halkan ka Daawo.