Araweelo News Network

farmajo
Mogadishu(ANN)-Raysal Wasaarihii hore ee Somalila Mr. Farmaajo oo waqtigan ka mid ah murashaxiinta mucaaradka Xukuumadda Somalia ee u tartamaya jagada Madaxweynaha, ayaa ka hadlay kulan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ku dhexmarayt Wefdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Cabdiraxmaan CIrro iyo Xubno kale.

Mr. Farmaajo, wuxuu arrintaa iyo arrimo kale kaga hadlay warsi uu siiyay Weriye ka socday KALSAN TV.

Halkan ka Daawo.

https://youtu.be/Vh71-FmnAVE