Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in ay bulshada Somaliland tahay Ummad gob ah oo aan aqoon abaal-dhaca.
Madaxweyne Siilaanyo wuxuu hadalkaa oo ahaa fariin ku socota dalalka saaxiibka la ah Somaliland ee taageera geedi socodka dumuqraadiyada iyo doorashooyinka.
Halkan ka Daawo fariinta Madaxweynaha
https://youtu.be/hYUEh560nVs