> “Siyaasaddu waa mid khariban, Arrinta Somaliland iyo Soomaaliya waa mid u taal iyaga” Wasiirka Maaliyadda Djibouti. “Ma lihin tallada waxbaan kugu darsanaynaa. iyadoo xilligaa saaxiibtimo jirto” Ilyaas Wasiirka Maaliyadda Djibouti. ku akhri laba diiqiqo #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Wasiirka Maaliyadda ee
Guddoomiye Cali Xaamud Oo Ka Hadlay Codka Gobolka Awdal Hadalkii Daahir Rayaale iyo Xalka Gobollada Barriga
ku akhri wax ka yar laba daqiiqo Daawo muuqaal ka yar 6daqiiqo #Araweelo_News_Network. London (ANN)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Gollaha Wakiillada Somaliland, Cali Xaamud Jibriil ayaa ka hadlay hadalkii u danbeeyay Madaxweynihii hore Daahir Rayaale ka jeediyay xarunta gobolka
Israel Shouldn’t ‘Take the Win’ Against Iran
It would be political suicide for Benjamin Netanyahu to follow Joe Biden’s advice. By. Walter Russell Mead, Published WSJ “Take the win,” President Biden reportedly advised Prime Minister Benjamin Netanyahu after Iran’s unprecedented missile and drone attacks against Israel
#Somaliland: Furitaanka Bandhiga Carwadii 16aad Ee Hargeisa International Book Fair
#Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)-Munaasibadda bandhiga Buugaagta ee Carwadii 16aad ee (Hargeisa International Boof Fair), ayaa maanta ka furantay Magaalada Hargeysa, taas oo sannad walba la qabto, isla markaana si weyn loo abaabulay sannadkan 2023. Carwada Bandhigga Buugaagta Hargeysa, ayaa ah