| Tacsi Geerida Abwaan Xaaji Muuse Aaye Inaa Lilaah Wa Inaa Ialayhi Raajiciin |
|
|
|
| Wednesday, 15 August 2012 21:32 |
|
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay MARXUUUM, XAAJI MUUSE AAYE FAARAX oo ku geeriyooday Hargeysa 15/08/2012 laguna aasi doono 16/08/2012 xabaalaha Masalaha.Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Odayadii magaca ku lahaa halkankii iyo Suugaanta Somalilandba wuxuuna ahaa gabayaa caana. Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN |

Quraanka Kariimka Ah Oo Luqado Badan Lagu Turjumay ka Daalaco Halkan


Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland

Goal crowns the best and worst from Germany over the...
After helping the club to their 20th league title, the Dutchman maintains...
The Blaugrana chief has breathed a sigh of relief following...
The coach is not impressed with the Bavarians'...
The Brazilian has made a dazzling start to life in the Premier League since his arrival...
The Corinthians coach and midfielder shared what many are speculating...
The retiring 71-year-old becomes the first manager to win the award four times after...


















