__

 

Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Dastuurka Loo Sameeyay Somalia Iyo Xubnaha U Dhashay Ee Ka Qaybgalay PDF Print E-mail
Thursday, 02 August 2012 19:41

http://www.mudugmedia.com/uploads/content/photo/390.jpgHargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa ka digtay cawaaqibxumo ka dhalankarta sheegashada Dastuurka Somalia loo sameeyay ee lagu xusay gobolo Somaliland ah. sidaana waxa shaaca ka qaaday Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo

 

arrintaa ku tilmaamay inay nabad-gelyo xumo hor leh u horseedi doonto mandaqada.
“Marka ugu horreysa aad-baanu ugu faraxsan nahay hawlaha qaran dhiska ah ee ka socda Soomaaliya iyo shuruucda iyo hay’addaha qaranka ay Soomaaliya ku samaynayso, sidii nabadgeliyaddeeda iyo dalkeeda iyo ummadeed u aslaaxiso.Waayo in badan Soomaliya waxaa ka tagnayd amni -darro iyo xukuumad la’aan iyo kala dambayn la’aan.”ayuu yidhi Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar oo waraysi uu arrintaa kaga hadlayo siiyay Idaacada Laanta af-soomaaliga ee BBC-da.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland waxaa uu sheegay inay Soomaaliya fara-gelinta tooska ah ka dayso Somaliland isagoo arrimahaas ka hadlay wuxuu yidhi “Hase-yeesha wax kale oo noo muuqata arrimo aanu u arkayno faro-gelin halka (Somaliland), tusaale ahaan waxaanu maqlaynay ergooyin ka socda magaalooyin iyo degmooyin ka mid ah jamhuuriyadda Somaliland oo ay Somalia sheeganayso inay ka qaybgaleen shirka ka socda Somalia arimaha xag xadka iyo goboladda ee distuurkan Somalia loo samaynayaa sheeganayo.Waxaanu arrimaha u aragnaa faro-gelin toos ku ah jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu Soomaaliya ugu baaqayna beesha caalamkana aanu u sheegaynaa in arrinta la joojiyo, sababtoo ah  waxay keeni kartaa caqabad hor leh iyo amni xumo hor leh oo ka dhacda geeska afrika.”
Dr . Maxamed Cabdillaahi Cumar waxaanu hadalkiisi sii raaciyey “Dhinaca kale Somaliland waa dal madaxbannaan oo sharciyo iyo distuur ayuu dalkani ku dhisan yahay iyo golayaal qaran arrimihiisana sida ay beesha caalamku ka war hayso wuxuu u maamusha si madax bannaan oo gaar ah. Inkastoo weli Somaliland helin ictiraaf taam ah oo siyaasadeed, hase-yeeshee Somaliland ictiraafku mushkulad weyn oo uu hadda kala maqan yahay ma jirta waa dal madaxbannaan dunidu kala shaqayso. Waxaanu Soomaaliya ugu baaqayna inay arrina ixtiraamto oo aanay hurin nabadgeliyo xumo cusub oo geeska afrika ka dhalata.”
Sidoo kale isagoo ka hadlaya rrimaha distuurka ee Soomaaliya loo ansixiyey wuxuu yidhi,  “Arrimahaasi waxay ahayeen dodo u gaar ah Soomaaliya oo ku salaysan waxan loo yaqaano dariiqa nabadda ama Road Mapka oo aanay Somaliland xubin ka ahayn kana qaybgelin kana mid ahayn, horena mowqifkeeda ayay marar badan Somaliland caalamka iyo Somaliyaba u caddaysay Somaliland iyo Somaliya waxa la filaya dhawaan marka dawlad loo samayo Soomaaliya in waddahadaladii laba geesood inay dib u bilaabmaan oo laga waddo hadalo.Somaliland iyo Somaliya waxa ka dhexeeya wadahadal dhexmara oo beesha caalamkuna goob joog ka tahay, wadahadaladan anigu ujeedadaydu maaha sida aanu ka maqalay siyaasiyiin Soomaaliyeed waxa laga waddahadalay midow Soomaaliyeed maaha, waxaanu ka hadlaya ixtiraam iyo oggolaansho uga helo jaar wanaag iyo qadiyadda madaxbannada Somaliland ee ay shacabkeedu goosteen ee distuurig ah oo ummadan iyo dalkani difaacayo oo uu ilaalinayo.”
“Hase-yeeshee wixii wadahadaladda ka badan ee hadal ah ama sheegasho ah oo haddii ay tahay goboladda Somaliland iyo haddii ay tahay xubno la sheegayo ergooyin intaba waxay u muuqadan faro-gelin,faro-gelintuna waxay keenta colaad hor leh.Anagu waxaanu nahay dal jaar wanaaga ilaaliya nabadgeliyo kula nool waddamadda geeska, waxaanu jeclahay inay Soomaaliya arrinta aad iyo aad u ilaaliso,”ayuu yidhi Wasiirku, isagoo dhinaca kalena dadkii ka qaybgalay shirkaa in sharciga la marinayo.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 20 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal 23 May 2013, 22.47 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal
Tan iyo intii xilka Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland loo magacaabay mas’uuliyiinta cusub oo haatan xilka hayey muddo saddex sanno ah, ayaa waxa qiimo dhac xad dhaaf ahi ku yimid qiimaha shillinka Somaliland oo uu
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri 23 May 2013, 15.57 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri
Shalay, 22 May 2013, xukuumadda Xamar waxay ka badbaaday inay noqoto tusbax go’ay. Dhowr iyo konton xildhibaan oo ka mid ahaa 93 soo dhigay mooshin xilka laga xayuubinayo xukuumadda ayaa qof qof, sida uu
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top