__

 

Culayska Masuuliyada Haddii Aanad U Adkaysan Karin, Banaankaa Lagga Maraa, By, Cabdiraxman Caddami PDF Print E-mail
Monday, 16 July 2012 20:39

Ummad kasta marka ay hogaamiyaheeda doorato isna wuxuu sii doortaa rag  iyo dumar la door biday oo u maamula wasaaradaha iyo hay’adaha dawlada ee tirada badan sida ugu hufan ee suurta gal ah,  Hase ahaatee dunidu waa qabyo mar walba  waxbaa dhiman xataa

dawladaha waaweyn ee horumaray kama badbaadaan in loo soo jeediyo dhaliilo aad u ba’an  oo dhinac kastaba leh sida dhaqaalaha, siyaasada, arimaha bulshada, IWM.
Hadaba Dalalka dunida sadexaad guud ahaan gaar ahaan S/land maxaa laga fili karaa?
Waxa hubaal ah masuul kasta oo reer S/land ah,  ha sareeyo,  ama ha hooseeyo waxa mar walba agtiisa yaala dhaliilo badan iyo baylah tiro badan waayo waxa aad iyo aad u kala badan waajibaadka iyo shaqada laga rabo iyo imkaaniyadka uu u hayo ee ay yahay in wax lagu fuliyo.
Sidaa daraadeed haddii uu yahay wax ma tare taab gaaban iyo haddii kaleba waa canaan u joog .

Dadweynuhu kama dareen la’a haynta iyo awooda dawladooda waxayse dareemayaan in la hagraday oo haddii la dedaalo wax badan loo qaban kari lahaa.
Waxay arkaan dhaqaalihii yaraa oo si xun loo maamulayo, waxay ka war hayaan hay’addo tiro beelay oo madax banaan  oo been been ah,  ama magac u yaal ah oo haba yaraatee aan dadka iyo dalka toona waxba u qaban kharash badana lagu qaato, qaarkood waxay ka miisaaniyad badan yihiin wasaarado muhiim ah, ujeedada loo abuurayna keliya waxay tahay in dad lagu naas-nuujiyo,  ama mansabyo loogu sameeyo .
Si kastaba ha ahaate S/land dhaliishu waa ina daan-weyne ama duruuftu ha keento ama xil gudasha la’aanta madaxda ha ka timaado, sidaas oo xaaladu tahay maalin walba waxaad maqlaysaa masuul ka tirsan xukuumada madaxweyne Siilaanyo siiba wasiirada oo ka qaylinaya ama ka gubanaya dhaliil saxaafadu ka sheegtay oo si cadho leh ugu hanjabaya in uu xidho doono wariyaha  ama wargeyska soo tebiyey dhaliisha ee farta ku fiiqay.
Wasiirada kacaanka ah ee madaxweyne Siilaanyo mid kasta oo ka mid ah maxkamadaha  waxa uga furan kiis ama laba kiis oo uu ku dacweynayo qof saxaafada ka shaqeeya ama hay’ad ka mid ah hay’ada warbaahinta.
Qaarkood eedaha loo soo jeediyo oo uu musuqmaasuqu ka mid yahay waxay kaga jawaabaan waxaan loo fadhiyin ama meesha qaban, waxay abaaraan shakhsiyada qofka dhaliisha tilmaamay qaarna waabay dhaafan shakhsiga oo waxay eeda dusha ka saaraan wariyuhu beesha  uu ka soo jeedo waayo ma laha kartii uu iskaga leexiyo eedaha loo soo jeediyey, mana laha ku dhac uu ku sheego runta iyo sida ay wax uga jiran, mana aha siyaasi bisil oo xamili kara culayska xilka iyo gujo gujeynta mucaaridka ama qanjiidhada saxaafada.

Waxa laga yaabaa madaxda qaarkood in ay saxaafadu kula dul kufto eedaymo aan jirin (unjust criticism) ama ay la kulmaan dacaayado suuqa ama mafrashyada lagu sameeyey oo been abuur ah sidaa oo ay tahay qofka masuulka ah waxa looga baahan yahay dul qaad iyo in uu fahmo in xilka iyo kursiga la xagxagto, somaaliduna horeba waxay u tidhi nin xil qaaday eed qaad.

Madaxweynihii 33-aad ee maraykan ee Mr. Harry Truman mar uu ogaaday in rag ka tirsan golahiisa wasiiradu u caban yihiin in wax laga sheego, markii uu arkay in shaqalaha sarsare ee aqalka cad qaarkood in ay sas iyo madax xanuun ka qaadeen mawjado dhaliilo ah oo kaga imanayey saxaafada awooda badan ee maraykanka wuxuu yidhi: “If you can’t stand the heat, get out of the kitchen” macnuhu wuxuu yahay haddii aanay naftaadu u adkaysan Karin kulayka iyo uumiga madbakha in aad ka baxdaa  ka roon.

Ujeedaduna waxay tahay culayska masuuliyada haddii aanad u adkaysan Karin banaankaa laga maraa.
Fanaan ka way nee reer Masar  Cabdixaliim Xaafid wuxuu si sarbeeb ah heestiisa caanka ah ku yidhi : “haddii aan ogahay baddu in ay sidan u dheer tahay kuma aan dabaasheen”.
Labadan tusaale waxay fariin iyo cashar kooban u noqon karaan siyaasiinta S/land gaar ahaan masuuliyiinta qaranka .

Cabdiraxman cadami
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Hargaisa-Somaliland.

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 15 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku
Suxufiyiinta Somalia Oo Xusay Maalinta Saxaafadda Aduunka Iyo Sanadkan Oo Loo Aqoonsaday Kii Tacadiyada Ugu Badnaa Soo Waajaheen
Muqdisho(Araweelo News Network) Munaasibad si heer sare ah loo Agaasimay laguna xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top