__

 

Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Dhegeystay Dacwada Boqor Cismaan Buur-madaw Iyo Xeer Ilaalinta Oo Ku Guul-daraystay Inay Markhaatiyo Ku Filan Keento PDF Print E-mail
Wednesday, 20 June 2012 19:21

Hargeysa (ANN ) Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa dhegeysatay maanta dacwada  Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow  dacwadiisu  dib uga  bilaabantay Maxkamadda Isniintii lasoo dhaafay. kadib markii uu mudo afar bilood ah ku xidhnaa xukun la’aan xabsiga dhexe

ee Hargeysa.
Amaanka Maxkamadda ayaa aad loo adkeeyay saaka xili hore, waxaana loo diiday saxaafada inay dhegeysato dacwadaa oo xeer Ilaalinta laga sugayay inay Maxkamadda hor keenaan markhaatiyo ku filan, balse sida ay dad goob joog ahi u sheegeen ,  waxay dacwad oogayaasha Xeer Ilaalintu ku guuldaraysteen inay saaka maxkamadda horteeda keenaan Markhaatiyo ku filan, iyadoo  ay kasoo xaadireen Maxkamadda Taliyaha laanta baadhista denbiyada ee CID, Daahir Muuse Abaraab iyo sarkaal ka tirsan Baadhayaasha xarunta CID, kuwaas oo maxkamadda keenay waxyaabo ku qornaa Joornaal, kuwaas oo Maxkamaddu u aragtay inaanay noqon karin cadaymo ku filan kiiska loo haysto Boqor Cismaan Buur-madaw.
Warku wuxuu intaa ku daray in Garsooraha dacwadaa qaadayay weydiiyay Boqor Cismaan waxa lagu eedaynayo, taas oo kaga  jawaabay  inaanu qabin eedahaa, isla markaana uu ka dalbaday Maxkamadda in mudada dheer ee uu xidhnaa aan wax denbi ah loo haysan. Sidaa awgeed haddii ay xukuumadu hayso denbi uu galay ay kusoo cadayso.
Dhinaca kale  Qareenada U doodayay Boqor Cismaan oo haa Garyaqaan Barkhad Iyo Maxamed Faarax, ayaa ku dooday inay maxkamaddu go’aan ka gaadho dacwadaa oo mudo soo jiitamaysay, isla markaana aanay jirin wax denbi ah oo uu galay Boqor Cismaan. Sidaa awgeed ay Maxkamaddu go’aan ka gaadho, maadaama ay xeer Ilaalintu weyday wax markhaati ah oo ay maxkamadda hor keento. Basle garsooraha dacwada qaadayay ayaa markaa ka dib ku amray dacwad oogayaasha xeer Ilaalinta inay soo dhamaystirtaan markhaatiyada ay hayaan ilaa sabtida soo socota.
Dacwada Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw, ayaa dib u dhac ku yimi bishii May. Kadib markii Qareenada difaacayay ka baxeen inay difaacaan, taas oo ay ku sababeeyeen dacwad oogayaasha xeer Ilaalinta ka socday oo u hogaansami waayay go’aan garsooraha maxkamaddu ugu sheegay inay is waafajiyaan eedaha Boqor Cismaan ee dacwadaa iyo qodobada ay u cuskadeen, balse markii ay fadhigii labaad lasoo noqdeen ay ka baxeen qareenadu, iyagoo ku dooday in dacwadaa la siyaasadeeyay.
Boqor Buur-madaw, oo markaa ka dib Maxkamaddu u yeedhay, ayaa diiday bishii May ee lasoo dhaafay  inuu horyimaado, isagoo ku dooday inaanu kusoo laabanayn ee uu xabsiga ku jirayo ilaa inta uu ka arkayo maxkamad dhex dhexaad ah oo ka madax banaan siyaasada, wuxuuna ka dalbaday in xukunkiisa loogu keeno xabsiga,  balse maalmihii lasoo dhaafay, ayaa lagu qanciyay Boqor Buur-madaw inuu kusoo laabto maxkamadda, iyadoo qareeno cusub uu dalbaday,  waxaana saaka dacwada Boqor Buur-madaw dib uga bilaabanatay Maxkamadda Gobolka Hargeysa.
Badhatmihii May 2012, ayay ahayd markii ay  qareenada u doodayay Boqor Cismaan Buur-madaw ka baxeen  inay difaacaan  kiiskiisa, isagoo dhiniciisa sheegay  waqtigaa Boqor Buur-madaw inaanu kusoo laabanayn Maxkamadda ilaa inta uu arkayo garsoor Cadaaladda oo ka madax-banaan siyaasada,  balse garsooraha kiiskaa hayay  ayaa  fadhigii sadexaad ee dacwada mudeeyay  mar kale.  Laakiin Boqor Buur-madaw wuxuu ku adkaystay inaanu hor imanayn  maxkamadda ee ay xukunkeeda soo saarto oo uu xabsiga ku jirayo.
Boqor Cismaan Aw Maxamuud oo mudo ku dhow Afar bilood hada ku jira xabsiga,  ayaa  ciidamo Boolis ahi ka qabteen  Badhtamihii March xili uu dalka kusoo laabanayay madaarka Hargeysa, waxaana tan iyo waqtigaa  soo baxayay baaqyo gudaha iyo debedaba kaga imanayay xukuumadda oo lagu canbaaraynayo xadhigiisa, iyadoo baaqyadaasi ka imanayeen Haya’addaha  caalami ah ee xuuquqda Aadamada ,  waxaana ugu danbeeyay baaqyada xukuumadda lagaga dalbanayo in xoriyadiisa loo soo celiyo Boqor Cismaan 81 Madax-dhaqameedka Salaadiinta Somaliland  oo horaantii May  kulan ay xukuumadda la yeesheen kaga dalbaday in xoriyadiisa loo celiyo Boqor Buur-madaw.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office   
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 14 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal 23 May 2013, 22.47 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal
Tan iyo intii xilka Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland loo magacaabay mas’uuliyiinta cusub oo haatan xilka hayey muddo saddex sanno ah, ayaa waxa qiimo dhac xad dhaaf ahi ku yimid qiimaha shillinka Somaliland oo uu
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri 23 May 2013, 15.57 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri
Shalay, 22 May 2013, xukuumadda Xamar waxay ka badbaaday inay noqoto tusbax go’ay. Dhowr iyo konton xildhibaan oo ka mid ahaa 93 soo dhigay mooshin xilka laga xayuubinayo xukuumadda ayaa qof qof, sida uu
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top