__

 

Kulmiye Oo Isku Khilaafsan Siyaasada Hogaanka Dalka Iyo Gudoomiye Xigeenka Labaad Oo Ku Hanjabay In Xildhibanada Canbaareeyay Xukuumadda Iyo Haddii Ay tahay Gudoomiyaha Kulmiye La Marin Doono Anshaxa PDF Print E-mail
Friday, 08 June 2012 20:31

Hargeysa(ANN)Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa ku kala qaybsan qaabka ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u wado talada iyo hogaanka dalka, waxaana debeda usoo baxay maalmihii u danbeeyay siyaabaha ay hogaanka xisbiga Kulmiye iyo xildhibaanada kasoo baxay

 

xisbigaa ee golaha wakiiladu ugu kala aragti  duwan yihiin siyaasada xukuumadda.
Todobaadkii hore markii ay maxkamadda gobolka Hargeysa ku dhawaaqday go’aanka dacwad mudo dhawr bilood ah ka socotay maxkamadda oo la xidhiidhay masuuliyiinta loo haystay musuq-maasuqa raashinka oo maxkamaddu ku xukuntay Badhasaabkii hore Axmed X. C/llaahi Xamarji iyo Agaasimhii hore ee dib u dejinta Axmed Cilmi Bare midkiiba sadex sanood oo xadhig ah, halka ay Cismaan Siciid Jaamac,  oo ahaa La taliyihii Madaxweyne xigeenka ku 1 sano  oo xadhig ah iyo sadex milyan oo shilin oo ganaax lacageed ah, balse uu debeda usoo baxay laba maalmood ka dib markii uu iibsaday xukunkaa.
Hase yeeshee xukunka maxkamadda waxa si kulul u canbaareeyay xildhibaano ka tirsan xisbiga Kulmiye, kuwaas oo ku tilmaamay xukunkaa mid cadaalada ka fog, isla markaana aan waafaqsayn dacwadii maxkamaddu ka garnaqnaysay, waxaana xildhibaanadaa oo kala ah Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte, Siciid Cilmi Rooble, Axmed Ducaale Bulaale iyo Axmed Weyne ku tilmaameen xukuumadda ay ka baydhay qorshihii iyo istiraatiijiyadii Kulmiye ku balanqaaday inuu dalka ku hogaaminayo, taas oo ay sheegeen in hagaajinta garsoorka iyo la dagaalanka musuqmaasuqu kow ka ahaayeen, balse ay labadaa arrimood ku fashilantay xukuumadda uu hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo oo ay ka leexatay jidkii la doonayay inay marto.
Laakiin Gudoomiye xigeenka labaad ee xisibiga Kulmiye, isla markaana ka tirsan golaha wakiilada Maxamed Yuusuf Waabeeyo, ayaa ku tilmaamay dhawaaqa xildhibaanada mid ka hor imanaya anshaxa iyo xeerka xisbiga Kulmiye. Sidaa awgeed xildhibaanadaa talaabo laga qaadi doono.
Xildhibaab Waabeeye oo maanta ka hadlay dhawaaqa xildhibaanadaa iyo eedaha ay u xanbaariyeex xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu ku dooday inaanay Eedaahaa waxba ka jirin,  haddii ay Xukuumaddu qaldan tahayna aanay haboonayn in Cidlada laga eedeeyo ee ay kulamada Xisbiga, Golayaasha,  ama Xukuumaddaba kala hadlaan oo ay halkaa uga tabiyaan,  balse  aanay ahayn in Ummadda la majarahabaabiyo oo loo sheego waxaan jirin.
Xildhibaan Waabeeye wuxuu ku tilmaamay eedaha xildhibaanadu u jeediyeen xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo inay la mid  yihiin,  kuwii C/raxmaan C/qaadir Gudoomiye xigeenkii labaad ee xisbiga Kulmiye  ku kacay oo kale ka hor intii aan laga saarin xisbiga. Sidaa awgeed wuxuu ku dooday Waabeeye in haddii ay tahay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo haddii ay tahay Xildhibaanada Golaha Dhexeba cidii ku xadgudubta sharciga Xisbiga u yaala lagu abaaal marin doono Anshax Marin Deg deg ah.
Dhinaca kale Jawaabta gudoomiye xigeenka Labaad ee Kulmiye eek u waajahan xildhibaanadaa, ayaa muujisay inay  jirto kala qaybsanaan ku waajahan siyaasada xukuumadda oo xisbiga dhexdiisa ah, waxaana soo baxayay warar kale oo sheegaya in xisbiga Kulmiye waqtugan fooda iskula jiro, iyadoo ay jiraan mudanayaal qaarkood ku doodayaan in talaabo laga qaado xildhibaanada canbaareeyay xukuumadda, kuwaas oo ku doodaya in waxa keliya ee gudoomiye xigeenkii labaad ee xisbiga laga raacay ahayd dhaliil siyaasada xukuumadda ah. sidaa awgeed la mariyo xildhibaanada sidan yeelay wadadii la mariyay C./raxmaan C/qaadir, balse waxa jira iyana koox kale oo ka mid ah xisbiga Kulmiye, kuwaas oo isugu jira xildhibaano iyo saraakiil kale oo ku doodaya in canbaaraynta iyo dhaliisha xukuumadda ee mudanayaasha Kulmiye tahay mid sax ah oo dumuqraadiyada ka turjumay, isla markaana lagu doonayo oo keliya in la saxo xukuumadda, balse aanay ujeedadu ahayn in la bur- buriyo.
Si kasba ha ahaatee dhawaaqyada siyaasadeed ee iska soo horjeeda, ayaa si cad u muujinaya inay jirto kala qaybsanaan xiliggan dhinaca siyaasada xukuumadda oo u dhaxaysta xisbiga kulmiye ee muxaafidka ah iyo xukuumaddiisa.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office   
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 16 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Faham La’aanta Qurba-jooga Iyo Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed , By Aamina Maxamuud Axmed (Khaliifo)
Ku Xaragoodka Luqadaha shisheeye iyo Hal Adayga Murtida Hibada loo siiyay Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, Qiso dhexmartay Wiil Quraba-joog ah iyo Odayaal dhaqanka
Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal 23 May 2013, 22.47 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal
Tan iyo intii xilka Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland loo magacaabay mas’uuliyiinta cusub oo haatan xilka hayey muddo saddex sanno ah, ayaa waxa qiimo dhac xad dhaaf ahi ku yimid qiimaha shillinka Somaliland oo uu
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri 23 May 2013, 15.57 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri
Shalay, 22 May 2013, xukuumadda Xamar waxay ka badbaaday inay noqoto tusbax go’ay. Dhowr iyo konton xildhibaan oo ka mid ahaa 93 soo dhigay mooshin xilka laga xayuubinayo xukuumadda ayaa qof qof, sida uu
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top