__

 

La Taliyihii Madaxweyne Xigeenka Ee Lagu Riday Xukunka Musuq-maasuqa Raashinka Oo Debeda Usoo Baxay Kana Hadlay Arrimo Badan PDF Print E-mail
Wednesday, 06 June 2012 17:16

Hargeysa(ANN)La Taliyihii Madaxweyne xigeenka Somaliland Cismaan Siciid Jaamac oo ka mid ahaa saraakisha xukuumadda ee dhowaan Maxkamadda gobolka hargeysa ku riday xukunada kala duwan. Kadib markii dacwad la xidhiidhay musuq-maasuq lagu eedeeyay dhawr bilood ka hor, ayaa

 

debeda usoo baxay, isagoo iibsaday xukunkaa.
Cismaan Jaamac oo maanta shir-jaar’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa  ku daadifeeyay Eedaymaha ay isaga iyo saaxibadii  mudada dheer u xidhnaayeen ee xukunkooda lagu riday,  wuxuuna ku tilmaamay xukunkaa iyo eedahaba kuwo cadaalada ka fog, isagoo  ku dooday inuu aad uga xunyahay wuxuu ku tilmaamay Cadaaladaro  ku dhacday isaga iyo Saaxiibadiisa kale ee weli Xabsiga ku jira,  kuwaas oo sheegay inuu u doodi doono intii karaankiisa ah. “Anigu waan iibsaday mudadii laygu xukumay, waxaana bixiyay garaanii, mana aha inaan ku qanacsanaa xukunkaa, anigoo rafcaan ka qaadan karayay, balse  markii aan ka walaacay Cadaaladdarada  soo waajahaday Hay’addihii Gasroorka dalka ayaan go’aankaa qaatay si aan debeda ugu boxo oo aan saaxiibaday ugu doodo”.
Mr Cismaan Siciid Jaamac,  waxa uu sheegay inaanay jirin cid intii dacwadooda la dhegeysanayay wax Markhaati ah ku furtay inay lunsadeen raashinkaa lagu eedaynayay, isla markaana wax kale oo lagu xukumo markii la waayay kiis looga dhigay Xil-gudasho la’aan aan ku jirin arinta loo haystay isaga iyo saaxiibadii, wuxuuna isagoo ka muujinaya dareenkiisa xadhigaa yidhi,  “Xadhigaasi wuxuu ahaa mid awood sheegasho ah oo baal marsan qodobka 26-aad ee dastuurka jamhuuriyada Somaliland oo dhigaya Eedeysanuhu ilaa kiis lagu helo dambiile aanu ahayn”ayuu yidhi.

Mr Cismaan, waxa uu sheegay inaan wax dambi ah lagu helin, laakiin xukun Cadaaladda ka fod lagu riday, isagoo yidhi,  “Intii Dhegeysiga dacwadayadu socday mar kaliya lama keenin qof Magacayga sheegay oo yidhi ninkaasi kiiskaasi lugbuu ku lahaa, hadana markii  dambe xukun aan la filayn ayaa meeshii ka soo baxay oo waxa lay cuskdaya hawl-gudasho la’aan iyo waxay Maxkmadu jeebkeeda kala soo baxday”.
Waxa kale oo uu sheegay in dadkii lala xidhay qaarkood xabsiga lagala baxay “Waxa dhacday in  warqadii Madaxweyne xigeenku soo qoray  oo uu ku jiray Taliye xigeenka Boolisku laga reebay, waxa kaloo dhacday in dadkii dhaca Raashinka loo xidh-xidhay qaar jeelka lagala baxay, qaarna wasiiro damaanad ku sii daayeen oo markhaatiyaal loo qabsaday, waxa kale dhacday in Xeer-ilaalintu saddex jeer bedeshay eedeymihii nalagu eedaynayay, xukunka soo baxayna runtii cadaalada Somaliland waxaan ka filaynay may ahayn”ayuu yidhi.
La Taliyihii hore ee Madaxweyne xigeenka Somaliland Cismaan Jaamac, waxa uu qiray  in  Raashinka loo haystay la lunsaday, balse  aanay iyagu lug ku lahayn ee la baalmaray dadkii lunsaday, isagoo yidhi, “Raashinkaasi wuxuu ahaa mid la lunsaday oo aanay dawladuna ka war ahayn, laakiin markii naloo xilsaaray qaybtayadii waanu ka soo baxnay waanan soo qabanay ee qaybtii Bilayska ayaan fulin, markaa waxaan isweydiinaynaa sababta annaga naloo xidh-xidhayb ee Taliyihii Bilayska ee amarka lagu siiyay inuu raashinaa soo qabto loo soo xidhi waayay, Bilayskii raashinka soo raray loo soo xidh-xidhi waayay”.
Cismaan wuxuu sheegay inuu soo wado buug uu kaga hadlayo dhacdadaa iyo sidii loola dhaqmay oo uu diyaariyay mudadii uu xabsiga ku jiray.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office   
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 9 guests online

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Faham La’aanta Qurba-jooga Iyo Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed iyo Sida ay Waajibka U Tahay In Lays Qanciyo, By Aamina Maxamuud Axmed (Khaliifo)
Ku Xaragoodka Luqadaha shisheeye iyo Hal Adayga Murtida Hibada loo siiyay Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, Qiso dhexmartay Wiil Quraba-joog ah iyo Odayaal dhaqanka
Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal 23 May 2013, 22.47 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal
Tan iyo intii xilka Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland loo magacaabay mas’uuliyiinta cusub oo haatan xilka hayey muddo saddex sanno ah, ayaa waxa qiimo dhac xad dhaaf ahi ku yimid qiimaha shillinka Somaliland oo uu
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri 23 May 2013, 15.57 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri
Shalay, 22 May 2013, xukuumadda Xamar waxay ka badbaaday inay noqoto tusbax go’ay. Dhowr iyo konton xildhibaan oo ka mid ahaa 93 soo dhigay mooshin xilka laga xayuubinayo xukuumadda ayaa qof qof, sida uu
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top