__

 

Magaalada Burco Munaasibad Lagu Xusay 27 May 21 sanadood ka Hor Gudagalkii Xoraynta Somaliland PDF Print E-mail
Monday, 28 May 2012 22:25

Burco(ANN)Munaasiabad balaadhan oo lagu maamuusay sanad guuradii 21aad ee kasoo wareegtay markii ay xoogagii dhaq-dhaqaaqa SNM si miidaama ah usugu soo tuureen magaalada Burco ee xarunta Togdheer 27 May 1988, ayaa laga xusay magaalada Burco.  qiimaha ay

 

maalintani u leedahay, ayaa lagu maamusay munaasibad  ay ka soo qaybgaleen boqolaal qof oo ay mid ahaayeen majaahidiintii SNM ee dalka usoo halgamay ,xaasaskoodii ,aqoonyahano ,wasiiro ,iyo laamaha dawladda ee gobolka Togdheer ayaa xalayto lagu qabtay Jaamacadda weyn ee magaalada Burco.

Wasiir dawlaha wasaaradda maaliyadda Somaliland MD Cismaan C/llaahi Saxardiid (Cadaani )oo xuskaasi ka qaybgalay ayaa umadda reer Somaliland gudo iyo debad-ba uso jeediyay in ay daryeelaan  xaasaskii iyo ubadkii ay ka tageen mujaahidiintii xornimadda Somaliland u shahiiday iyo kuwa ka nool.

Wasiir dawlaha wasaaradda maaliyada Somaliland  Cismaan C/llaahi Saxardiid (Caadaani) oo ugu horayn halkaas ka hadlay xafladii xuskaasi soo gunaanaday ayaa ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay maalintani xanbaarsantahay waxa hadaladiisii ka mid ahaa .

“ Marka hore waxa mahad-naq mudan dhamaan mujaahidiintii intii dhimatay iyo inta nool-ba sidaa awgeed halgankii aynu soo galay waxa uu ahaa mid xaq ah waayo qofka marka xaaskiisa ,caruurtiisa iyo maalkiisa loogu yimaado diinta islaamka ayaa ku faraysa isdifaac ,halganka noocaas ah ee aynu soo maray runtii in si yar u xusno wax la qaadan karo maaha oo dad ayaa u dhintay. ,mudnaantuna waxay tahay in la ilaaliyo mujaahidiinta qoysaskii iyo caruurtii ay ka dhinteen waayo iyagaa reerka bariiska u shaqaynaayay waxa uu ka doortay caruurtiisii ,xaaskiisii iyo ehelkiisii in aydu cisigaa ku fadhidaan iyo xornimadaasmarkaa waar hadaynu dad jira nahay in dadkaasi la ilaaliyo waa mid xaq ah .

Badhasaabka gobolka Togdheer Cabdo Axmed Aayar oo ina madashaasi ka hadlay ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “ Maanta waa maalin qaaliya waana maalintii taliskii Siyaad Bare ee ragiimka ahaa dalka laga sifeeyay gaar’ahaan gobolka Togdheer ,waxaanan halkan ka xusi karaa in dad badani ku nafwaayeen taariikhda la soo maray ,waaxane tani ina faraysaa in isku duubnida iyo midnimada dhabaato kasta lagag bixi karo .

Waxaanan bulshada reer Togdheer farayaa in 27-ka may sida si ka balaadhan loo xuso oo ay ogaadaan nabada iyo xoriyada ay haystaan halkanka loo soo galay iyo mujaahidiinta usoo shahiiday “ Sidaasi ayuu badhasaabku hadalkiisa kaga baxay

Caruurtaa mujaahidku dhalayna caruurteena ayay la mid yihiin ,qofkastoo inaga mid ahna dawlad iyo shicib gudo iyo dabe-ba xil ayaa ka saran ilaalinta caruurtaasi ‘” Sidaasi ayuu wasiirku yidhi.

Guddoomiyaha jimciyadda Soyaal ee gobolka Togdheer Muj ,Jaamac Shawr oo isna  munaasibadaasi ka hadlay ayaa hadalkiisa ku bilaabay.

“ Xuskan maanta waxa uu ka turjumayaa galitaankii ay mujaahidiintii SNM Burco soo galeen go’aankii ay SNM qaadatay   qoladii kale dib ayay uga dhaceen balse reer Burco way soo galeen  ,hadaan tusaale usoo qaato Muj. Maxamed Cali ,Muj. Harag-waafi ,Muj. Abokor Shaadhyare ,Muj. Hayliqin ,Muj. Madax-diin ragaasi wadanka u shahiiday caawa xaasakoodii halkan ayay  inala joogaan iyadoo ay dalka madaxweynayaal badani soo mareen ,hadana kursiga maanta Axmed Siilaanyo ku fadhiyana  jifo ayay u yihiin ragaas dhintay xaasaskoodii iyo ubadkooduba  sidaa awgeed waxaan leeyahay madaxda halakn fadhida ee Wasiir Cadaani ka mid ka yahay iyo badhasaabka gobolka Togdheer warqad ayaanu idiin soo qoraynaa ee hooyooyinkaas madaxweynaha ha loo geeyo fariintaydana ha la gaadhsiiyo ,waayo dumarkaasi mudnaan ayay leeyihiin  “ Sidaasi ayuu hadlkiisa ku soo xidhay Guddoomiyaha Sooyaal .

Waxa haboon in loo fakaro sida xildhibaan Nac-nac oo Lixle hooyadii guri u dhisay iyadoo Somaliland oo dhami joogta oo dayac ku noolayd inta uu qurbajooga la kaashaday, sideebay u dhici kartaa Lixle hooyadii ama Aadan Saleebaan ama Aadan-shiine ,Maxame Cali ehelkiisii in uu dayac ku noolaado waa maxay dad-nimada aynu sheeganaynaa imasa hooyo oo kale ama caruur mujaahid dhalay ayaa cedlo ku dayacan imisa mujaahid oo nool ayaa gidaaradaa ku dayacan oo aynu wada dhaafaynaa waar waxaan leeyahay fadhiga ha laga kaco oo dadka wadanka usoo halgamay ha la daryeelo oo wax haloo qabto “ Sidaasi ayuu hadalkiisa kaga baxay MD. Cadaani wasiir .

dhinaca kale waxa iyna ka mid ahaa dadkii madashaa ka hadlay Mubaarik Yuusuf Cilmi oo u mahadnaqay maamulka Jaamacadda Burco shirkadda Deero Group oo qabanqaabada xafladan gacan ka gastay iyo mujaahidiin kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Muj. Muuse Nuur Faandhe ,Muj Faarax Ifiso iyo hooyooyin ka mid ahaa xaasaskii ay ka tageen halyayyadii dalka u shahiiday.


Araweelonews Mobile
Somaliland Office   
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 76 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku
Suxufiyiinta Somalia Oo Xusay Maalinta Saxaafadda Aduunka Iyo Sanadkan Oo Loo Aqoonsaday Kii Tacadiyada Ugu Badnaa Soo Waajaheen
Muqdisho(Araweelo News Network) Munaasibad si heer sare ah loo Agaasimay laguna xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top