__

 

Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale PDF Print E-mail
Sunday, 20 May 2012 21:59

Your browser may not support display of this image.“Gurigaagu waa sharaf,        Goonyahaagu waa nuur,
Gogoshaadu waa nabad,
Guushana dalkayska leh,
Dalka geesigiisiyo,
Galladdana adaa mudan.”Maansadii Galaal ee Hadraawi,




Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale   

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it , www.dharaaro.com

Qormadii: 1aad

Haa….Galab Isniineed ayay ahayd. Waa 13kii Meey, 2012ka. Waa bishii amranayd ee aan bilahaba ku jirin. Maalin kale oo taariikheed ayaa ku soo darsantay. Markii aan qadeeyay ayaan yar jiifsaday. Wax aan badnaynba haddii aan jiifay, ayaan xusuustay in Jaamicadda Hargeysa aan ballan ku lahaa 4.15 saacadood ee galabnimo.

Shalay gelinkii danbe ayay Prof. Sihaam iga codsatay in aan u imaaddo berri gelinka danbe, haddii Eebbe idmo si aan cashar kooban oo gole-ka-fuul ah uga bixiyo kaalintii ay haweenka Somaliland ka soo galeen halgankii hubeysnaa ee dibuxoreynta Qaran ee SNM horseedka ka ahayd, dibuheshiisiintii, nabadayntii iyo geeddi-socodka dimuqraadiyadeedba. Hurdo fiican ma seexan e’ markiiba waa aan kacay. Ku-talo-galku wuxu ahaa in aan ilaa 30 daqiiqadood fasalkaa ku qaato oo dumar kale ayaanu wadaagaynay xiisaddaa haweenka iyo kaalintooda ku saabsanayd. Fasalku wuxu ahaa mid baranayay sida xiisadaha loo maareeyo. Macallimadda Sihaam ilaa lixdan ayay ardayda iigu sheegtay bal se ilaa kala badh ayaa soo xaadiray.

30kii daqiiqadood ayaa ilaa saddex saacadood ila gaadhay oo gabbalkiiba waa uu dhacay. Laba tilifoon oo aan sitay mid wuu xidhnaa, midna waan aammusiiyay, waa se uu furnaa. Markii aan casharkii ka baxay, ayaan tilifoonkii xidhnaa furay, kii aammusnaana daalacday, bal in cidi ila soo hadashay. Waa 16 tilifoon oo soo dhacay oo aan seegay. Magacyadii iyo lambarradii ayaan dhex qaaday. Laba Xildhibaan ayaa ku jiray oo aan hore u heli waayay waxa galabnimadan igu kulmiyay.

Aniga oo xurmaynayay xilka ay sidaan, saaxiibbo duug ahna aanu ahayn, iyagii ayaan dib ugu celiyay sidii dhaqanka ii ahayd. Ma qaadi waayo tilifoon igu soo dhacay, mid I seegayna kuma celin waayo. Sidashada tilifoonku waa xil, mana fiicna in aad xilkaa cid kale u dhiibato oo waa mas’uuliyad adiga kuu gaar oo ku taxan xilalka aad siddo iyo dhaqankaaga dadnimo. Waxaan ku horreeyay Xildhibaan Xaashi Xuseen Caabbi. Bariido aad u gaabnayd ka dib, si naxdin leh ayuu iigu yidhi: “Cabdishakuur baa dhintay.” Cabdishakuurrada aan aqaannaaba ma badnayn. Magacan Cabdishakuurna aad loogalama baxo Somaliland oo wuxu kaga badan yahay degellada kale ee Soomaaliyeed, gaar ahaan Soomaaliya iyo Kililka Shanaad. Xusuustaydii iyo keydkaygii maskaxeed ayaan sida hillaaca u dhex qaaday, si aan u soo dhufto magacan la ii sheegay. Markiiba waxa igu soo dhacay kii iigu danbeeyay oo ah kii aan ugu aqoonta badnaa. Aniga oo naxsan, ayaan Xildhibaankii ugu jawaabay: “Sow kii xalay Boorame ka hadlayay.”

Xildhibaankiina wuxu iigu daray: “Waa run, bal se isaga oo soo socda ayaa baabuurkii la qallibmay, isaga, xaaskiisii iyo walaashii.” Markaas ayay naxdintii igu sii korodhay oo aan is-idhi, malaha reerkiiba wuu is-raacay. Is-moodsiiska iyo jileeca aadamaha awgood, ayaa mar mar qofku u qaataa in xanuunka oo keliya loo dhinto.

(la soco……………..)

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 20 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku
Suxufiyiinta Somalia Oo Xusay Maalinta Saxaafadda Aduunka Iyo Sanadkan Oo Loo Aqoonsaday Kii Tacadiyada Ugu Badnaa Soo Waajaheen
Muqdisho(Araweelo News Network) Munaasibad si heer sare ah loo Agaasimay laguna xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top