| Mujaahid Halac Mid Ka Mid Haldoorkii Seeska U Dhigay Halgankii Dib U Xoraynta Somaliland Oo Lagu Aasay Hargeysa Iyo Madaxweyne Siilaanyo Sharaxaad Kooban Ka Bixiyay Taariikhda Marxuumkaa |
|
|
|
| Wednesday, 16 May 2012 18:15 |
|
Hargeysa(ANN)Marxuum Axmed Maxamed Halac oo ka mid ahaa aqoonayahankii iyo siyaasiyiintii gundhiga u ahaa halgankii dib u xoraynta dalka Somaliland, isla markaana kaalin muga leh ka soo qaatay dib u dhiska dalka, ayaa maanta lagu aasay xabaalaha qaranka ee Boqol Jire oo
ku yaal Koonfur galbeed magaalada Hargeysa. Marxuumka oo todobaadkii hore ku geeriyooday dalka Swedan , waxa loo sameeyay Aas qaran, waxaana Aaskiisa ka qayb galay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), Madaxda Sadexda gole qaran, Mas’uuliyiinta ka socotay Xisbiyada iyo Ururada Siyaasada, Aqoon-yahano, Siyaasiyiin, Madax dhaqameed iyo boqolaal bulshada Magaalada Hargeysa ah.
|

Quraanka Kariimka Ah Oo Luqado Badan Lagu Turjumay ka Daalaco Halkan


Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland

The former AC Milan forward is hoping the club's Campeonato...
The Premier League outfit have joined forces with the Major League Baseball franchise to...
The 30-year-old has been...
The Paris Saint-Germain midfielder has tipped his Brazil team-mate to take the continent by...
The club's assistant coach Jean Petit has confirmed negotiations for the Colombian...
The Chile international says he is not certain he will...
The Germany international came through a truncated training session on Tuesday after sustaining a...


















