Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Kedis Ah Oo Aan Hore Loo Shaacin Ku Booqanaya Galbeedka Dalka PDF Print E-mail
Friday, 11 May 2012 22:44

Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la filyaa inuu safar kedis ah  oo aan hore loo shaacin ugu boqoolo  gobolada  galbeedka  Somaliland.  ma jiro war rasmi ah oo la xidhiidha safarka Madaxweynaha iyo ujeedadiisa, balse warar

shebekada wararka Araweelonews.com  ka heshay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda  oo ka gaabsaday in la xuso, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo maalinta  Sabtida  ee beri safar jarmaado ah ugu baxayo dhinaca galbeedka Somaliland,.
Sidoo kale wararku ma sheegin ujeedada safarka Madaxweynaha iyo wuxuu la xidhiidho, balse waxay wararka la xidhiidha iyo xoggaha aanu ka helay safarkaaa sheegayaan inuu Madaxweyne Siilaanyo booqanayo magaalada Boorama, isagoo saacado kooban jooga doona, isla markaana kulamo la yeelanayo Odayaasha  iyo masuuliyiinta gobolka Awdal, kuwaas oo aan la ogayn waxa uu kala hadli doono.
Socdaalkan ayaa noqonaya kii labaad labaad ee Madaxweyne Siilaanyo ku tago galbeedka Somaliland, balse booqashada xiligan oo kusoo beegantay, iyadoo ay jiraan cabshooyin iyo duruufo siyaasadeed oo ka aloosan dalka. sida muranka Ururadii ka hadhay tartanka qaarkood oo weli aan aqbalin natiijadaa iyo dhaqdhaaqyo  madaxdhaqameedka Somaliland qaarkood looga gacan haadinayo  dhinaca magaalada Muqdsiho oo shirka la doonayo in lagu ansixiyo dastuurka Soomaaliya ka socdo, kaas oo ay tageen shaqsiyaad kooban oo dhinaca Somaliland si qarsoodi ah uga baxay, balse aay xukuumadda Somaliland sheegtay inaan shirkaa waxba ka khusayn oo cidii tagtaa aanay metelin Somaliland loona aqoonsan doono inay denbi ka gashay qaranka.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office   
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Doorka Kala Fogaynta Bulshooyinka Ee Saxaafada Soomaalida. By Najiib Cabdi Wali Cabdi Xiis 31 August 2014, 20.19 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Doorka Kala Fogaynta Bulshooyinka Ee Saxaafada Soomaalida. By Najiib Cabdi Wali Cabdi Xiis
Saxaafaddu Waa indhaha iyo dhegaha Bulshooyinka Caalamka U dhawaaqaha Dhibanayaasha Aduunka iyo Dheeli -Tirka Hanaanka isgaadhsiineed Ee
Tallooyin Iyo Tusaale Ku Socoda Shirka Ka Furmay XIN-GALOOL – W/Q: Muuse Fara Laab 30 August 2014, 21.00 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Tallooyin Iyo Tusaale Ku Socoda Shirka Ka Furmay XIN-GALOOL – W/Q: Muuse Fara Laab
Waxaan halkan salaan huwan qiimo iyo qaayoba uga dirayaa dhammaan qaybaha kala duwan ee saxaafadda. Waxaan mar labaad halkan ka
Daawo: Haweenka Jaaliyadda Gobolka Sanaag Ee Dalka Australia Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Gudidda Dhismaha Waddada Ceergaabo
Ceergaabo(Araweelo News Network)Hablaha Jaaliyadda Australia Iyo Haweenka Gobolka Sanaag Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Gudidda Dhismaha Waddada
Haweenay Godoomiye U Ah Garabka Haweenka Xisbiga Ucid Ee Finland Oo Fariin Digniin Ah U Gudbisay Shabakada Oodweyne News
Waxaa Ayaan Darro Ah In Shabakada Oodweyne News Maanta Sawirkaygi  Ku Isticmaaleen Qoraal aanaan Shaqo Ku Lahayn oo aan aad uga Xumaaday, kaas oo Cinwaankiisu Yahay ( WAXAAD MOODAA IN XUKUMADA SIILAANYO LOO DHIGAY SIXIR
Maxaad ka ogtahay Xaddiga Lacageed ee Bishii ku dhacda jeebka Wasiirka Duulista Lacag Dhan 800,000-160,000 oo meel uu u soo maray aanay jirin?
Hilaacmedia oo u kuurgashay Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi. Wasiirkan oo ah Ragga safka hore kaga
“Maayar Soltelco Wuxuu Ka Dhabeeyay “Hargeysoo Siraadan Waan Sugayey” By: Maxamed Wadaadyare
Dalka waxaa ka qabsoomay doorashooyinkii golayaasha deegaanka oo ahayd doorashadii ugu cuslayd ee dalka ka qabsoonta, waxaana ka qayb
Maayarka Caasimadda Hargeysa Iyo Marwada Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhagaxdhigay Xarun Cusub Oo Deegaanka Woqooyiga Hargeysa Looga Dhisayo Agoomaha
Hargeysa(Araweelo News Network) Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan SOLTECO) oo ay weheliso
Ururka Dhaqaalleyahanku Maxay Soo Kordhinayaan, Mise Waxbay Hagranayeen, By. C/raxmaan Cadami 20 August 2014, 19.02 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Ururka Dhaqaalleyahanku Maxay Soo Kordhinayaan, Mise Waxbay Hagranayeen, By. C/raxmaan Cadami
Dalalka Afrika ee saxaraha ka hooseeya waxa haysta dhibaatooyin aad u tiro badan oo aan la soo koobi Karin sida Dhaqaalo xumo, tirada iyo tayada aqoonta oo
Daawo Wararkii Bulsho TV 19 August 19 August 2014, 22.39 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Daawo Wararkii Bulsho TV 19 August
Hargeysa(Araweelo News Network) Wararkii Telefishanka Madaxabanaan ee Bulsho Tv 19 August 2014, halkan ka
Maanso Ka Hadlay Dhibaatada Qurba-joogta Iyo Qol-Qol-Joogta, Waxa Curiyay Abwaanka Da’da Yar Ee Suxfiga Ah. Calimahdi Jibriil Xasan
Waa Maanso Qiimo Badan Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlaysa Dhibaatadda Qurba-Joogta Iyo Dulmiga Qol-Qol Joogta waxana Curiyay Abwaanka

There seems to be an error with the player !

Saaxiibada kuugu Dhow Ee Kula Wadaaga Waqtigan

We have 65 guests online

Hambalyo & Tahniyad

Alif Mabruuk Arooska Naasir Yuusuf Daahir iyo Hoodo Siciid Shukri Oo Ku Aqal-galay Hargeysa
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Yuusuf iyo caruurtooda oo kala
Dhallasho Lagu Farxay Aabbe Farxaan Cali Sallaad Iyo Hooyo Safiya C/llaahi Nuux Oo Wiil Ugu Dhashay Guri-Ceel oo ka Tirsan Gal-guduud
Dhalsho Farax Ah, Aabbo-Siciid Nuux Cumar Iyo Hooyo-Xalwo Oogle Nuur Iyo Dhammaan Reer Siciid Nuux,Adeer-Abokor Nuux Cumar Xaaskiisa iyo
Hanbalyo Meher 29 May 2014, 20.59 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meher
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi
Hanbalyo Meherka Naasir Yuusuf Daahir Iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shugri 30 April 2014, 19.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
 Hanbalyo Meherka Naasir Yuusuf Daahir Iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shugri
Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan,Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees,Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cali
Meher wacan Axmed Cabdiraxmaan Ismaaciil Cadami Iyo Marwadiisa Hodan Muuse Xasan 11 January 2014, 20.49 carraale Hambalyo & Tahniyad
Meher wacan Axmed Cabdiraxmaan Ismaaciil Cadami Iyo Marwadiisa Hodan Muuse Xasan
Cabdiqaadir Muxumed Aadan iyo Xaaskiisa, Cabdicasiis Ismaaciil Cabdi iyo Xaaskiisa, Maxamed Cabdillaahi Dalmar iyo Xaaskiisa, Mustafe Maxamed Cabdillaahi (Faro), Siciid Axmed Cabdi, Cabdirisaaq
Hanbalyo Allif Mabruuk Arooska Axmed Siciid Maxamed iyo Marwadiisa Nimco Cabdullaahi Cabdi
Tafaftiraha Shebekaddaha Araweelonews.com, Arraweelo.com iyo shaashada ArraweeloTV Carraale Maxamuud Jaamac iyo dhamaan weriyaayaasha iyo hawlwadeenada shebekaddaha Arraweelooyinka
Hanbalyo Aroos Wacan 21 September 2013, 17.26 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Wacan
Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe Ee Horyaal Caynaba Aden Dirir Geedi
Hambalyo Aroos Fadxad leh: Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax 22 June 2013, 21.01 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Aroos Fadxad leh: Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax
Guurkiinnu Guur khayr, Gurigiinna Guri Nagi, Guulloow ka
Meher Wacan Mr. Sacad Muuse Ibraahim & Ifraax Cali Cabdi 30 May 2013, 17.24 carraale Hambalyo & Tahniyad
 Meher Wacan Mr. Sacad Muuse Ibraahim & Ifraax Cali Cabdi
Aabbo Cali Cabdi Cabdillaahi, Hooyo Xalliimo Cabdi Cumar, Layla Cali Cabdi iyo carruurteeda, Samsam Cali Cabdi iyo carruurteeda, Safiya Cali Cabdi iyo
Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top