| Tacsi Geerida Xaaskii Agaasimaha Guud Ee Dib U Dejinta Somaliland |
|
|
|
| Wednesday, 09 May 2012 20:44 |
|
Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdi Xasan Madar, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Amaal Xaaji Axmed Miisaan, Agaasimaha Xafiiska Samafalka Madaxtooyada, Aamina Maxamuud Diiriye , Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweynaha JSL Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada, Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada , Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada, Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka. Dhamaan Masuuliyiintani waxay Tacsi u dirayaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta JSL, Mudane Cali Maxamed Biikalo oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Xaaskisii MARXUUMA FAYSA ISMAACIIL BARRE oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa 08/05/2012 laguna aasay Hargeysa. Masuuliyiintani waxa ay EEBBE uga baryayaan Marxuumada in uu Naxariistii Janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Caruurtii ay ka geeriyootayna Samir iyo iimaan alle ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN |

Quraanka Kariimka Ah Oo Luqado Badan Lagu Turjumay ka Daalaco Halkan


Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland

The goalkeeper's agent insists the Premier League club have been...
Per Olsson's men will be desperate for a victory as...
The Bundesliga champions have announced that the Germany...
The former AC Milan attacker has nothing but praise for the Italian...


















