__

 

Madaxweyne Siilaanyo Mid Baan Leeyahay, Shacbigana Mid Baan Leeyahay, Ururada Hadhayna Midbaan Leeyahay, by, Nura A. Yusuf PDF Print E-mail
Tuesday, 08 May 2012 00:31

waxan halkan rabaa in aan Qoraalkaygan kula hadlo  saddex qolo, kuwaas oo aan u arakay inay lagama maarmaan tahay inaan wax  ka idhaahdo, maadaama ay jiraan xaalado siyaasadeed oo aan indhaha laga qarsan karin.
1.    Madaxweynaha JSL
2.    Shacabka iyo
3.    Ururuda aan guulaysan
Madaxweynaha midbaan leeyahay, madaxweyne dawladaadu waa caadifi, haddii la dhaliilo way gubataa, haddii la aflagaadeeyo dulqaad uma laha, haddii khalad dhaco khalad bay ku saxdaa, hubsiimo la’aan iyo degdeg baa jira, aargoosi degdega ayaa jira.
Madaxweyne in lagaa xishoodo oo lagu adeeco xaqbaad u leedahay, adna inad bulshada Somaliland ee codkooda maalinta dhan bacadka u taagnaa ee safafka dhaadheer kuugu jiray siday kuugu hiilin lahaayeen oo aanad markale u hungoobin sidii 2003 dee inad cadaalad ku xukunto oo dulqaad u yeelato oo aad waxqabad dhab ah u muujiso dee madaxweyne xaqbaa laguugu leeyahay.
Madaxweyne umadani uma baahna ku jiqsii iyo xiqdigii QAAXO laga soo bartay, lataliyaashaadu yaanay karkaarka ku waydaarin.
Umada Somaliland meelkastooy joogaanba waxa laga wada xun yahay tacadiga loo geystay Aqoonyahan C/raxman C/Qadir ma geyo waxa lagula kacay waanaanu ka xunnahay, waxa kaloo laga xunyahay qafladii lagu qabtay gudoomiyihii gobolka maroodi jeex iyo masuuliyiinta la xidhan ee xilka qaadis iyo xadhig degdeg ah la isugu daray iyo xadhiga Boqor Cismaan Buur-madaw.
Umadani way ka dhiidhiday kali talisnimo lagu maamulo oo wixii ladoonana la sameeyo NO! NO! taas waatii nafo dhami u hureen siday xornimo u heli lahaayeen waana tii lagu afgambiyay taliskii afweyne ee dulmiga ku caanbaxay, maanta ma tihid adigu Madaxweyne kii loo sheegi lahaa oo waadigii hormoodka u ahaa halgalkaa. laakiin waxa dhacaya mararka qaar dad badan ayaa is weydiinkara miyaanu Madaxweynuhu ahayn muj. Axmed.
Umadii oo dhami dhegahay taagayaan oo waa la yaaban yahaye, ka garaw waxa dhacay xaalna ka bixi geesinimona muuji madaxweyne  eshqiyasak.
Shacabkana midbaan leeyahay, waar maxaa qaaq idinka siiyay, madaxweynihii yimaadaba miyaydun ka qaylin oo aydun ku mucaaradi, xumaan uunbaa ina deeqda baan u malaynayaa, waayo waxay Soomaalidu ku maahmaahdaa inaynu KAL BAQDA LEENAHAY EE KAL XISHOODA aynaan lahayn.
Kusaliya Rasuulkiina “CSW” oo salka dhiga, oo madaxda cayda iyo aflagaadada ka daayay, oo siyaasadan meel walba lagaga hadlayo joojiya oo hurmarka wadankiina ka qayb qaata, siyaasiyiintuna yaanay inagu guurin oo nabadgelyadeena aynu ilaashano.
Takale, nimankan mujaahidiinta ah ee dalka usoo halgamay sida (Ibraahim Dhegaweyne, A/Rahman aw Cali, Muuse Bixi, Moxamed Kaahin, Xasan Ciise iyo kuwa kaleba yaynaan xil u dhiiban 5ta sano ee aynu dooranay mujaahidkooda u wayn (Madaxweyne Siilaanyo) ayaa inagaga filan maamulkooda waana la arkaa maantaba siday wax leeyihiin, horena u soo aragnay (wixii dhacay sagaashameeyadii) waayo xalkoodu waa xabad waa niman askara oo sanka ka hadla midba mid buu ka daran yahay.
Markaa waynu u ducaynaynaa iyaga (mujaahidiintaas) waanay soo halgameen khayr ale ha siiyee markaynu dhaqaale inagu filan helnona mid walba tarmiis baa loo qorayaa insha’alaahu iyo wixii kalee wanaagsan ee loo qaban karoba taalooyin lagu xasuustona waynu u dhisi.
Ururada aan guulaysan mid baan leeyahay, waxan leeyahay adeerayaal samra oo isdejiya, haddii maanta laydin reebay oo dusty bin  laydinku daray wakhti kaleba waydun soo bixi hadaad noolaataan oo maalmihiiba qaar baa dambeeya ee calm down please.
Haddaad bahdilaad tirsateen dee adeerayaal waa laydinka  horeeyay oo madaxweynaha maanta (Mud. Siilaanyo) waatii isba la bahdilay 2003 ee hadhgalay doorashadii uu helay laga siiyay Daahir Riyaale, waliba loogu daray in XAASkiisiina (marwada koobaad ee dalka) intay shaqo ku guulaysatay hadana loo quudhi waayay ee loo diiday cidina aanay ka hadal, ma bahdilaad ka weyn baa jirta adeerayaal, markaa dee caloolxumada waa laydiinka horeeyee samra oo ururada la yidhi way soo bexeen iskaga biira, siyaasadu samir iyo dulqaad iyo tanaasul ayay u baahantahay. Haddii kale saaxada ha imanina marka hore. shacbigana waxan leeyahay gamcaha is qabsada.

Wabilaahi tawfiiq
Waa Nura A Yusuf
Hargeisa Somaliland

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 11 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku
Suxufiyiinta Somalia Oo Xusay Maalinta Saxaafadda Aduunka Iyo Sanadkan Oo Loo Aqoonsaday Kii Tacadiyada Ugu Badnaa Soo Waajaheen
Muqdisho(Araweelo News Network) Munaasibad si heer sare ah loo Agaasimay laguna xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday
Xuska Sanad Guuradii 11aad ee Geerdii Madaxweyne Cigaal iyo Taariikhda Faca wayn ee uu lahaa, Qalinkii: Muna Ibrahim Adan
v\:* {behavior:url(#default#VML);} o\:* {behavior:url(#default#VML);} w\:* {behavior:url(#default#VML);} .shape {behavior:url(#default#VML);} 800x600 Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun 02 May 2013, 09.36 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun
Abwaan C/laahi Macalin Axmed, (Dhoodaan), 1941 kii ilaa 2013
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Oo U Xuubsiibtay Abwaan Gabaygii Labaad Oo Isugu Jira Dardaaran Iyo Dhaleecayn Ee Uu Tiriyay Halkan Ka Akhri
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa mar kale soo tiriyay tix kale oo Gabay ah, iyadoo dhowaan si lama filaan ah Wasiir Xirsi oo ka mid ahaa Wefdiga Madaxweynaha Somaliland munaasibad Magaalada London

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top