__

 

Gudoomiyaha UCID, Faysal Cali Waraabe Oo Imaraadka Kula Kulmay Madaxweyne Shariifka Somalia PDF Print E-mail
Friday, 27 April 2012 20:12

Dubai(ANN)Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Magaalada Dubia ee dalka imaaraadka carabta kula kulmay Madaxweynaha dawladda taagta daran ee TFG-da Somalia Shariif Sh. Axmed, kulankaas ayaa si cad loo ogayn ujeedadiisa iyo waxyaabaha

ay kaga wada hadleen Madaxweyne Shariif iyo Gudoomiyaha UCID, balse Faysal Cali Waraabe oo Idaacada BBc-da waraysi siiyay ayaa sheegay inuu  kala hadlay sidii uga noqon lahaa Shariif  laba xubnood oo uu ku soo kordhiyay Gudidii ay dhinacooda usoo  xuleen wada hadalada Somaliland/Somalia, kuwaas oo ka soo jeeda maamul-goboleedka Puntland.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng, Faysal Cali Waraabe oo maanta u waramayay laanta Af-Soomaliga ee BBC-da , waxa uu sheegay ujeedada kulanka isaga iyo Shariif  uu ahaa  sidii loo dardargalin lahaa qodobadii ka soo baxay shirkii London oo aheyd wada hadal dhexmara Somaliland iyo Somliya, isagoo arrintaa ka hadlayana wuxuu  yidhi, “ Waa tii shirkii London lagu go’aamiyey inay wada hadlaan Somaliland iyo Soomaaliya markaa arrimahaa sidii loo dardargalin lahaa oo uu u suurto gali lahayd, ayaanu Madaxweyne Shariif ka wada sheekaysanay kulankayagu waxa uu ahaa kulan shakhsiya.”
Faysal Cali Waraaabe waxaa uu sheegay in uu hogatusaaleyey Madaxweynaha wakhtigiisu sii dhamaanayo ee dalka Somalia inaanay dawladiisu majaro-habaabin jawigii uu ku qabsoomi lahaa wada hadal dhex mara Somaliland iyo Somalia.
Eng. Faysal wuxuu sheegay inuu shariif u soo jeediyay in laga saaro wada hadaladda labada xubnood ee Puntland ee uu ku soo kordhiyay Gudidii wada hadalka.
Guddoomiyuhu wuxuu sheegay inuu kulankaasi ku dhamaaday is af-garad oo ay isla qaateen Madaxweynaha dawladda TFG-da inuu tixgelinayo tabashada Somaliland isla markaana aan lagu dirqiyayn wax aanay ogolayn.
Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan qaadacday wada hadalkii dhex mari lahaa Somalia, ka dib markii ay ku eedaysay Sh. Shariif inuu carqaladeeyay jawigii uu ku qabsoomi lahaa wada hadalkaasi oo uu ku soo daray laba xubnood oo ka soo jeeda Puntland, kuwaas oo caqabad ko noqday inay kulmaan labada dhinac gudiyadii ay saareen dhowaan.
Dhinaca kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya inay sidoo kale la kulmeen Sheekh Shriif xubno ka socda xisbiga kale ee mucaaridka Somaliland ee UDUB, kuwaas oo ku sugan dalka Imaraadka carabta, balse lama oga waxyaabaha ay kala hadleen madaxweynaha dawladda taagta daran ee Somalia.
Waa markii u horaysay ee hogaamiye ka socda Somaliland la kulmo Madaxweyne Shariif oo ah Madaxweynaha Somalia ilaa inta la ogyahay. Shirkii London 23 Feb, 2012 ayay ahayd markii u horaysay ee tan iyo intii ay Somaliland jirtay madal ku kulmaan Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Somalia. kadib markii xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo meesha ka saartay qodob hore golayaasha sharcidejintu sanadihii dhawr iyo sagaashankii meel mariyeen oo ahaa inaan fagaarayaasha siyaasada ee lagaga hadlayo arrimaha Somalia iyo shirarka laga qaybeglin, balse shirka London ayaa ahaa mid ka duwan arrimahaa, kaas  oo aan Somalia  dawlad loogu soo dhisayn, isla markaana ka qaybgalkii shirkaa ee Somaliland ayaa albaabada u furay weji siyaasadeed oo ay suurta gal tahay inay Somaliland ku naajaxdo, waxaana shirkaa London markii u horaysay beesha caalamku gaar uga saartay Somaliland Soomaaliyada dagaalada iyo fowwdadu hadhaysay kow labaatankii sanadood ee u danbeeyay, iyadoo qodobada shirkaa kasoo baxay ay ka mid ahayd inay mustaqbalkooda siyaasadeed ka wada hadlaan Somaliland iyo Somalia, wada hadaladaa oo ay xudun u tahay 1960. Markii ay mid walba xoriyadeeda u qaadatay gaarka ka hor intii aanay midoobin labadaa dal.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 3 guests online

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku
Suxufiyiinta Somalia Oo Xusay Maalinta Saxaafadda Aduunka Iyo Sanadkan Oo Loo Aqoonsaday Kii Tacadiyada Ugu Badnaa Soo Waajaheen
Muqdisho(Araweelo News Network) Munaasibad si heer sare ah loo Agaasimay laguna xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday
Xuska Sanad Guuradii 11aad ee Geerdii Madaxweyne Cigaal iyo Taariikhda Faca wayn ee uu lahaa, Qalinkii: Muna Ibrahim Adan
v\:* {behavior:url(#default#VML);} o\:* {behavior:url(#default#VML);} w\:* {behavior:url(#default#VML);} .shape {behavior:url(#default#VML);} 800x600 Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun 02 May 2013, 09.36 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun
Abwaan C/laahi Macalin Axmed, (Dhoodaan), 1941 kii ilaa 2013
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Oo U Xuubsiibtay Abwaan Gabaygii Labaad Oo Isugu Jira Dardaaran Iyo Dhaleecayn Ee Uu Tiriyay Halkan Ka Akhri
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa mar kale soo tiriyay tix kale oo Gabay ah, iyadoo dhowaan si lama filaan ah Wasiir Xirsi oo ka mid ahaa Wefdiga Madaxweynaha Somaliland munaasibad Magaalada London

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top