| Tacsi Marxuum Muxumed Haashi Cigaal |
|
|
|
| Tuesday, 17 April 2012 15:30 |
|
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha madaxtooyadu Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsi u dirayaan Mowliid Maxamed Xaashi oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Adeerkii MARXUUM, MUXUMED XAASHI CIGAAL, oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 16/04/2012 laguna aasay Hargeysa.Sidoo kale Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha madaxtooyadu waxay Ehelkii, Qaraabdii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu kabaxay Marxuumku ALLE uga rajaynayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumkana Naxariistii janno ka waraabiyo IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN |

Quraanka Kariimka Ah Oo Luqado Badan Lagu Turjumay ka Daalaco Halkan


Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland

The Corinthians coach and midfielder shared what many are speculating...
The retiring 71-year-old becomes the first manager to win the award four times after...
The centre-back insists that the last...
The Brazilian centre-back has assured fans that the Nerazzurri will...
After winning...
The former Selecao coach admitted his interest in...
The Brazilian has been repeatedly linked with a move to the Premier League after a series...


















