| Tacsi Madaxweyne Geerida Marxuum Maxamed Cabdi Walanwal |
|
|
|
| Monday, 16 April 2012 13:12 |
|
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay MARXUUUM, MAXAMED CABDULLE WALANWAL (SIX), oo Xilal kala duwan, ka soo qabtay dawladihii ka danbeyey intii gobonimada la helay.Markuumka oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa 16/04/20102, laguna aasidoono 17/04/2012 Hargysa gaar ahaan Xabaalaha Naaso-hablood 10:00 Subaxnimo. Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN sidoo kale Weriyayaasha iyo Hawlwadeenada Shebekada Araweelonews waxay tacsi taa la mid ah u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay MARXUUUM, MAXAMED CABDULLE WALANWAL (SIX), oo Xilal kala duwan, ka soo qabtay dawladihii ka danbeyey intii gobonimada la helay. Markuumka oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa 16/04/20102, laguna aasidoono 17/04/2012 Hargysa gaar ahaan Xabaalaha Naaso-hablood 10:00 Subaxnimo. waxayna ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin |

Quraanka Kariimka Ah Oo Luqado Badan Lagu Turjumay ka Daalaco Halkan


Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland

The star feels the Brazilian would add a different dimension to Barcelona's...
Director Giuseppe Marotta earmarked the two strikers as...
The Frenchman would welcome the arrival of the Chilean and is aiming...
The 19-year-old forward has courted interest from Italy and Spain following a series of...
The Etihad Stadium chief is adamant it was not a mistake to...
The former AC Milan forward is hoping the club's Campeonato...


















