__

 

Wasaaradihii Ugu Badnaa Oo Maanta Lagu Wareejiyay Wasiirada Xukuumada Cusub PDF Print E-mail
Saturday, 31 July 2010 20:02

Hargeysa (ANN) Wasariirada xukuumada cusub ee uu Madaxweyne Axmed  Siilaanyo magcaabay todobaadkii hore ayaa inta badan xilka la wareegay maanta. Wasaaradaha masuuliyiinta cusubi maanta xilkii kala wareegeen wasiiradii hore ee xukuumada Rayaale oo ah  12-wasaaradood, kuwaas xafaladaha xil wareejintoodu ka dhacday inta badan xarumohooda, wasaaradahaa  oo kala ah Arrimaha gudaha, Gaashaandhiga,

 Hawlaha guud, Macdanta, Biyaha iyo Tamarta, Ciyaaraha, dhallinyarada iyo dhaqanka, Duulista hawada, Shaqada iyo arrimaha bulshada, Xannaanada Xoolaha, Kaluumaysiga iyo Maamulka Dekedaha, Deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga.


Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha xilkeeda wareejinayey Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cabdillaahi-Cirro), oo hadal kooban ka jeediyey Xafladdii uu xilka ku wareejiyey, waxa uu siwayn ugu mahadnaqay shaqaalaha Wasaaradda arriamaha gudaha guud ahaanba kuwaasoo uu ku tilmaamay inay si hagar la,aan ah u wada shaqeeyeen mudadii uu xilka hayay.

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cabdillaahi-Cirro, waxa uu sheegay in uu si niyadsan xilka u wareejinayo, waxana uu sheegay in xafiiltan siyaasadeed oo hore u soo kala maray Gobboose iyo isaga, hase ahaatee, wax xumaan ah oo ka dhexeeyaa jirin, “Qoladiinan Saxaafaddu waxaad qori doontaan laba nin oo col ah ayaa xilka la kala wareegay, taa ciwaan haka dhigannina. aniga iyo Gabboose col maannaan ahayn ee siyaasadda ayuunbaannu isku haynay, maantana waannagaa xilka kala tirsanaynaa, cadaawad noo dhaxaysaana ma jirto….” Ayuu yidhi wasirki hore ee arrimaha gudaha mr Cirro

Sidoo kale waxa isna hadal kaa lamida ka dhawaajiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gabboose waxan uu yidhi “Wax cadaawad ahi nagama dhaxayso aniga iyo walaalkay Cabdillaahi, waxa aannu iskaga soo horjeeday aragtida siyaasadda, taasina wakhtigii ololaha ayay ku dhammaatay, maantana wax ka nooli ma jiraan.”

Wasiir Gabboose, waxa uu sheegay inaanay Wasaaradda arrimaha gudaha ee uu maanta la wareegay noqon doonin mid dadka laga jaajuuso, ama laga basaaso, oo dadka laga soo xidho, hase ahaatee, ay Wasaaraddu fulin doonto siyaasadda guud ee arrimaha gudaha, arrimahaasna loo dhaafayo hay’adaha Qaranka ugu xilsaaran.

“Ma dhici doonto in halkan Wasaaradda dadka laga soo xidho, in qof C.I.D.-du isaga yeedho, ma jiri doonto cid dambe oo bilaa sharci la iska xidhi doono oo Guddiga nabadgalyadu dadkii ay iska xukumaysay ma jirayaan, Guddigaasna waa la baabiiyey oo madaxweynaha cusub ayaa baabiiyay.” ayuu yidhi wasiir Gaboose

Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubbad, oo ka mid ahaa masuuliyiintii halkaasi ka hadlay, ayaa sheegay inay si fiican isu yaqaannaan Taliye ahaan iyo Wasiirka cusub ee wasaaraddaas maanta la wareegay Dr. Gabboose, oo uu sheegay inuu si fiican u soo dhawaynayo.
Munaasibada xil wareejinta arrimaha gudaha, waxa kasoo qayb galay badhasaabyada inata badan gobolada dalka iyo maayarada, iyadoo uu maayarka caasimada Xuseen Maxamuud Jiciir hadal kooban halkaa ka jeediyay, isla markaana uu xusay inay la shaqayn doonaan wasiirka cusub maadaama wasaaradda arrimaha guduha iyo golayaasha deegaanku si gaara u wada shaqeeyaan.

Wasaarada arrimaha debeda ayaa iyadu todobaadkii hore xilka wareejisay, taas oo ahayd wasaaradii ugu horaysay ee xukuumada Madaxweyne Rayaale xilkeeda wareejiso, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda ay xilalka wareejiyaan ilaa todobada wasaaradood oo hadhay. Basle wasaarada Maaliyada oo la filayay inay maanta xilka la kala wareegaan wasiirka cusub ee loo magcaabay Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo wasiirkii hore Cawil Cali Ducaale ayaa munasibadii loo balansanaa maanta baaqsatay. Kadib markii la waaayay masuuliyiintii xilka wareejin lahayd

By,  Carraale  M. Jama  Freelance Journalist and Human Rights Activist 
Araweelonews Hargeysa Office  
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it / This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it / This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 87 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri 23 May 2013, 15.57 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri
Shalay, 22 May 2013, xukuumadda Xamar waxay ka badbaaday inay noqoto tusbax go’ay. Dhowr iyo konton xildhibaan oo ka mid ahaa 93 soo dhigay mooshin xilka laga xayuubinayo xukuumadda ayaa qof qof, sida uu
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top