Contact

 














Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Shirkadda Telesom oo Labaatan Kun Oo Dollar  Ugu Deeqday Dhismaha Waddada Isku Xidha Berbera iyo Raani-buur
Hargeysa(Arawelo News Network)Shirkadda isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa ka qayb-qaadatay dhismaha waddada isku xidha Berbera ilaa Raari-buur. Shirkadda Telesom ayaa waddadan kaga
Kulmiye: Damaca Gaafadhi, Dareenka Ismaaciil Yare Iyo Heshiishkii Laga Soo Doogay Ee Dabdamiska Ahaa. W/Q. Sacad Cali Kaahin
Muddo hadda laga joogo wax ka yar lixdan maalmood ayay ahayd markii uu xisbiga Kulmiye  u dabaal degay,  ama uu xafalada u qabsaday heshiis aan noociisa oo kale hore loo arag, ama aan loo maqal
Baananka Ganacsiga In La Furo Maxaa Loo Diidan Yahay? W/Q. Cabdiraxmaan Cadami 18 April 2014, 19.20 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Baananka Ganacsiga In La Furo Maxaa Loo Diidan Yahay? W/Q. Cabdiraxmaan Cadami
Xukuumada Somaliland waxay qaadatay Siyaasad furfuran oo lagu dhiiri gelinayo in dalkeena la maal- gashado, waxay balan ku qaaday in la sameeyo wax kasta oo u fududaynaya shirkadaha
Suxufi Ruug Caddaa Ah Oo Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Geeridiisa 15 April 2014, 18.15 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Suxufi Ruug Caddaa Ah Oo Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Geeridiisa
Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka tacsiyeeyay shacbiga Somaliland geerida Marxuum Yaasiin Salaan Jirde oo ahaa Suxufi  ruug-cadaa ah iyo siyaasi si weyn looga
Musuqmaasaq Hadheeyey Wasiirka Khaarajiga Somaliland. W/Q. Jaamac Faduul Axmed 14 April 2014, 20.14 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Musuqmaasaq Hadheeyey Wasiirka Khaarajiga Somaliland. W/Q. Jaamac Faduul Axmed
Waxaa soo if-baxaya fool-xummo siyaasadeed iyo mid shakhsiyadeed oo dul hoganaysa Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo dhamaan meelihii uu ka soo
Tartanka Ciyaaraha Dhalinyaradda Cuslaatay Oo Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom Maalgelisay Oo Lagu Kala Guulaystay
Hargeysa(Araweelo News Network)Tartankii Dhalinyaradda cuslaatay ee Kubadda Cagta oo muddo laba bilood iyo badh ah ka socday magaalada Hargeysa ayaa galabta lagu soo gabagabeeyey
Xildhibaan ka Tirsan Golaha Degaanka Hargeysa oo Saluugay Qaabka Saami-qaybsiga Ergooyinka Shirweynaha KULMIYE
Hargeysa (Araweelo News Network) “Anigoo ku hadlaya magaca garabka dhallinyarada xisbul-xaakimka KULMIYE waxaannu aad iyo aad u saluugsanahay, ugana soo horjeednaa qaabka lagu
Madaxweyne Cigaal Sagaal Sanno Oo Uu Dalkan Ka Talinayay Hal Guri Kama Dhisan Maanta Haloo Hibeeyo Hal Masjid Si Uu Ajar Uga Helo, By.Mohamed farah Qoti
Wakhti haatan laga joogo muddo dhowr sanadood ah, ayey ahayd markii ay dhalin yaro reer Hargeisa iyo reer berbera ahi ay isku dayeen inay  sameeyaan Fikir  dahabi ah kaasoo ka soo baaxday fikirkooda
Wasiirka Maddaxtooyadda Somaliland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fuliyay Gobolka Togdheer 29 March 2014, 14.36 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Wasiirka Maddaxtooyadda Somaliland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fuliyay Gobolka Togdheer
  Burco(Araweelo News Network)Wasiirka Madaxtoyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo weftigii uu Hoggaaminayay oo mashaariic dhinaca horumarka ah ka waday deegaamada Qoyaale ayaa sshalay xadhiga ka
Tantan Fahamka Qur’aanka Kariimka ah oo loo Qabtay Ardayda Jaamacaddaha Geeska iyo Hargeysa 27 March 2014, 16.29 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Tantan Fahamka Qur’aanka Kariimka ah oo loo Qabtay Ardayda Jaamacaddaha Geeska iyo Hargeysa
Hargeysa (Araweelo News Network ) Tartan fahamka Qur’aanka Kariimka ah, ayaa loo qabtay lixdan arday oo ka kala socda Jaamacaddaha Geeska (International Horn University) 

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio

Saaxiibada kuugu Dhow Ee Kula Wadaaga Waqtigan

We have 23 guests online

Sports Headline