__

 

Araweelo News Network
Somaliland Iyo Midawga Yurub Oo isla Qaatay Qorshe Cusub
Tuesday, 21 May 2013 16:50

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay safiirka Midawga Yurb u QaabilsanHargeysa(Araweelo News Nerwok)Midawga Yurub ayaa qorshe cusub usoo bandhigay Xukuumadda Somaliland kadib markii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) maanta  xafiiskiisa

Read more...
 
Al-shabaab Oo Ka Hadashay Madaafiic Ay Ku Garaacday Madaxtooyadda Villa Somalia
Monday, 20 May 2013 21:28

hoobiyeMuqdisho(Araweelo News Network)Xarakadda Al-shabaab ee dagaalka kula jirta Ciidamadda Dawlada Somalia iyo kuwa Huwanta AMISOM ayaa ka hadlay weerar xalay lala beegsaday Xarunta Villa Somalia ee

Read more...
 
Dareenka Iyo Shucuurta Shacbigu Ku Qaabileen Munaasibada 18 May 22 Sanadood Kadib
Saturday, 18 May 2013 18:19


degan xusuusta xasuuqiiHareysa(Arraweelo News) Magaalooyinka Waaweyn iyo deegaamada dalka oo dhan ayaa laga xusay xuska  sanad guuradda 22aad ee munaasibada 18 May oo ah maalin si weyn u xushay quluubta

 

Read more...
 
Wasiirka Maaliyadda Oo Amray In La Hakiyo Baadhitaan Hantidhawrka Guud Ku Dalbaday In Shaqada Laga Joojiyo Maamulaha Xafiiska Cashuuraha Beriga Beriga Iyo Laba Qof Oo Kale
Saturday, 18 May 2013 07:31

SamaaleHargeysa(Araweelo News Network) Wasiirka Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale  oo ku sugan Dalka Britain, isla markaana ka mid ah wefdiga Madaxweyne xigeenka Somaliland ayaa

Read more...
 
Gaadhi Ku Dhacay Duleedka Lughaya Oo Sababay Khasaare dhimasho iyo Dhaawac isugu Jira
Thursday, 16 May 2013 16:57

bre1Lughaya(Araweelo News Network) Shil gaadhi oo ka dhacay duleedka Lughaya ee wadada isku xidha Djibouti iyo Somaliland  ee dhinaca

Read more...
 
Madaxtinimada Kismaayo Oo Laysku Haysto Iyo Dawlada Federaalka Oo Taageertay Labada Hogaamiye Ee Ku Muransan Doorashada
Wednesday, 15 May 2013 21:53

HiiraaleAxmed madoobeKismaayo(Arraweelo News) Madaxda Sare ee Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey Madaxweynaha Cusub Ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland

Read more...
 
Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Talaabo Ay Hay’adda WHO Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Ugu Tahriibisay Muqdisho
Tuesday, 21 May 2013 08:45

Nimco Hossen GawdanHargeysa(Araweelo News Network) Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka WHO ayaa shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka qaab khaldan oo qarsoodi ah ugu dirtay Magalaada

Read more...
 
Madaxweynaha Somalia Oo Weedho Gef Iyo Quudhsi Ah Kaga Dareen Celiyay Dabaal-dega Maalinta Qarimada Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Ka Aamustay
Sunday, 19 May 2013 22:51

Xasan SheekhMuqdisho(Araweelo News Network)Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dareenkiisa xuska munaasibada qaranimada Somaliland  ee loo dabaal-degey

Read more...
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xuska Damaashaadka Munaasibada 18 May Ka Jeediyay Qudbad Isugu Jirta Faan, Dhiirigelin Iyo Maraxaladihii Taariikhiga Ahaa Ee Ay Somaliland Soo Martay
Saturday, 18 May 2013 10:56

Madaxweyne Siilaanyo Iyo saleebaan Gudomiyaha GuurtidaHargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad dheer oo isugu jirta dhiirgelin ku waajahan shacbiga, faan iyo qodobo uu kaga hadlay

 

Read more...
 
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhismaha Qandaraaska Guriga Martida Burco Siisay Xildhibaanada Ku Mamay Mashaariicda Eexda Iyo Qaraabakiilka Madaxtooyadda
Thursday, 16 May 2013 21:16

Madaxweyne Siilaanyo  Oo dhagaxdhigaya guriga martida Burco Nov 2012Burco(Araweelo News Network) Xukuumadda Somaliland ayaa qandaraaska dhismaha Guriga Martida ee Burco si hoose u siisay laba xildhibaan oo ka mid ah golaha Wakiiladda Somaliland, isla markaana ka tirsan

Read more...
 
Muran Ka Taagan Raashinka Caawimada Turkiga Ee Ceergaabo Oo Sababay In La Gacansaaro Badhasaabka Gobolka Sanaag
Wednesday, 15 May 2013 22:40

bre1Ceergaabo(Arraweelo News) Muran iyo khilaaf ka dhashay qaabka loo qaybinayo Raashinka Caawimada dhowaan dawlada Turkigu bixisay ee  saamiga laga siiyay gobolka

Read more...
 
Baarlamaanka Somalia oo Loo Gudbiyay Mooshin Ka Dhan Ah Xukuumadda Raysal Wasaare Saacid Iyo Arrimaha Lala Xidhiidhiyay
Wednesday, 15 May 2013 21:28

barlamaanka SomaliaMuqdisho(Araweelo News Network) Baarlamaanka Somalia ayaa loo gudbiyay Mooshin ka dhan ah Raysal Wasaare Saacid iyo Xukuumadda oo lagu eedeeyay inay

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 214

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 11 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku
Suxufiyiinta Somalia Oo Xusay Maalinta Saxaafadda Aduunka Iyo Sanadkan Oo Loo Aqoonsaday Kii Tacadiyada Ugu Badnaa Soo Waajaheen
Muqdisho(Araweelo News Network) Munaasibad si heer sare ah loo Agaasimay laguna xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Youtube

 

 

 

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top